HABEEN LAMA ILAABAAN AH AYAA KA DHACAY GAROONKA DEUTSCHE BANK PARK

 HABEEN LAMA ILAABAAN AH AYAA KA DHACAY GAROONKA DEUTSCHE BANK PARK

Ciyaar dab iyo dagaal isku jir ah ciyaar ay isku

 haleeleen Liverpool iyo Eintracht Frankfurt

Markii uu garsooruhu afuufay seeriga bilowga

labada kooxoodba si xoog leh ayey u soo galeen 

Frankfurt waxay muujiyeen niyad adag waxay

 sare u cadaadiyeen, kubbadda si dhaqso 

ah u dhaqaajinayeen Kooxda Liverpool 

dadkooduna garoonka waa gariirayeen

Taageerayaashu way qaylinayeen, waxayna

 rumaysnaayeen in habeenkan uu noqonayo

 kii ay guusha helayaan. Kadid. Nadigaa 

Laakii  yaan la ilaawin kooxda ay la

 ciyaarayaan  oo ah Frankfurt 

Koox lagu yaqaan weerar degdeg ah, 

maskax adag, iyo niyad aan la jebin karin.

Si dhakhso ah ayey Liverpool u muujisay awooddooda, champions league kaa 

waxayna bilaabeen inay ciyaarta la wareegaan

hal weerar ka dib, hal kubbad oo kale, ilaa Frankfurt ay dareemayaan culayska.

Kadibna, daqiiqaddii 26-aad,

Frankfurt waxay heleen fursad ay riyadooda ku bilowdaan.

Rasmus ayaa kubbad heersare ah shabaqa ku dhuftay

Gool qurux badan! Garoonkii wuu qarxay, taageerayaashii Frankfurt way dabaal-degeen

Frankfurt 1 – 0 Liverpool 

Laakiin khalad weyn ayaa ah in la farxo xilli

 hore marka aad la ciyaarayso Liverpool!

Daqiiqaddii 36-aad, Liverpool ayaa ku soo laabatay ciyaarta.

Ekitiké ayaa helay kubbad dahabi ah, 

wuxuuna si xirfad leh u dhaliyay goolka barbaraha

1_1

Garoonkii wuu buuxsamay qaylo iyo farxad

 isku jir ah iyo cayaariyanka kooxda 

taageerayaasha labada dhinacba way istaageen

ciyaartuna waxay gashay marxalad dagaal ah

Laakiin Liverpool weli ma aysan dhammayn shaqadooda.

Waxay doonayeen inay muujiyaan cidda ciyaarta xukunta.

Daqiiqaddii 39-aad, kabtanka weyn Virgil van Dijk ayaa sare u booday

madax xoog leh ayuu kubbadda ku dhuftay, toosna shabaqa ayey gashay

Liverpool 2 – 1 Frankfurt

Qaybtii hore ayaa ku dhammaatay Liverpool oo gacanta ku haysa ciyaarta 

is-ku kalsoon, qorshe leh, iyo halis walba diyaar u ah.

Markii qaybtii labaad la soo laabtay… Frankfurt waa la burburiyay

Liverpool waxay u timid si ka xoog badan, si isku duuban,

oo rabta inay ciyaarta u bedesho cashar kubbadeed.

Weerarro isdaba joog ah,

Salah oo dhinaca midig ka baxaya, oo gool raadinaya,

iyo Szoboszlai oo bartamaha xakameynaya.

Frankfurt way isku dayeen inay iska difaacaan

laakiin cadaadiska Liverpool waa mid aan la celin karin.

Kadib daqiiqaddii 70-aad, waxaa yimid goolkii ugu quruxda badnaa ciyaarta!

Szoboszlai ayaa dhaliyay goolka shanaad 

kadib ciyaar kooxeed cajiib ah oo ay sameeyeen  kooxda Liverpool oo 5_1

Garoonka ayaa gariiray, Frankfurtna waxay u muuqdeen kuwo og inay dhammaatay

Markii seeriga ugu dambeeyay la afuufay, natiijadu waxay ahayd:

Liverpool 5 – 1 Frankfur

 Liverpool waxay muujisay awood, isku xirnaan, iyo weerar aan cidna celin karin!

Frankfurt way dagaalameen laakiin 

Liverpool ayaa ciyaarta u rogtay cashar

Post a Comment

Previous Post Next Post