Premier League 2025/26 – Funaanadaha Cusub ee Kooxaha Waaweyn
Premier League mar walba waa horyaal soo jiita indhaha taageerayaasha kubadda cagta,
balse sanadkan waxa si gaar ah loo hadal
hayo funaanadaha cusub ee kooxaha ugu waaweyn. Premier League sanadkan
Arsenal__
Arsenal__
Gunners waxay kusoo bandhigeen funaanad
casaan dhaqameed leh, laakiin gacmaha
waxaa lagu daray naqshad cusub oo
xariijimo caddaan iyo dahab ah, taasoo
ka dhigaysa mid ka duwan sanadihii hore.
Manchester City__
City waxay dooratay naqshad casri ah oo
buluug khafiif ah (sky blue) oo leh taabasho
madow iyo qalin ah, taasoo muujineysa
awoodda ay ku doonayaan inay mar kale difaacdaan horyaalka iyo kuwa kalle
Aston Villa___
Aston Villa___
Villa waxay beddeleen naqshadda hore ee
fudud, waxayna soo bandhigeen mid
casaan qoto dheer leh oo lagu daray
xariijimo buluug ah, taasoo ka tarjumaysa
taariikhda qadiimiga ah ee kooxda.
Newcastle United__
Newcastle United__
Magpies wali kama tagin xariijimahooda
madow iyo caddaan, balse sanadkan
naqshad cusub ayaa la keenay – xariijimo
dhuuban iyo faahfaahin dahab ah, taasoo
calaamad u ah mustaqbalka ay ku
hamiyayaan kooxadaa klee badan kood
Koox walba waxay ku dadaaleysaa in
Koox walba waxay ku dadaaleysaa in
taageerayaashooda ay ku faanaan funaanad
cusub oo tayo sare leh, balse su’aashu waxay tahay:
Funaanadda kooxda kee ayaad u aragtaa
midka ugu quruxda badan sa
Tags:
Wararka Premier league






nio arsenal way ka jifta seasonkan
ReplyDelete